Xaflad lagu daahafurayay majalad loo magacdaray (مجلة العفة –عفتي سعادتي )7-7-2013
Xaflad Ku saabsan daahfurka majalad ka soo baxda magaalda
laascaanood oo ay soo qabanqaabiyeen ardayda gabdhaha dacwada iyo hanuuninta ee
magaalada laascaanood
Shabakadan walaalyaal waxaan idiin ku soo gudbinaynaa macluumaad waxtar leh oo qofkasata shakhsi ahaantiisa u anfacda aakhiro iyo aduunyaba